@yaxyeyeebaash

Yaxye Yeebaash

Unknown

Instagram posts and videos uploaded by yaxyeyeebaash

yaxyeyeebaash

class="content__text" Shaqo waa sharaf! Website: www.yeebaash.com Whatsapp: +252634060458 #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu

January 19, 2023

yaxyeyeebaash

class="content__text" Xulo nasab ku jecel! Website: www.yeebaash.com Whatsapp: +252634060458 #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

January 19, 2023

yaxyeyeebaash

class="content__text" Samirka xaddigiisa baro Falkana xudduntiisa dhugo Xurmadu talantaalligay Ku tahay shay xaasilee Aduu keli xiiq ha mudan. Naftaada xuquuq u fidi Waxaan geyin xaal ka mari Ku xeer dad ilaashadoon Ka xagan beerkiyo wadnaha. Xaqdhawrkiyo samo falkaa Xurmada aadmiga unkee, Haddaad dar xanuun qabiyo Is tidhi godob xanaf le bii, Xalkeeda holloo wax qabo. Haddaad ku xabeebatoo Caal-waa yahay xaalka kani, Xilbaad gudday kaa dhecee Intaad xuslin layd bannaan Dhiraandhiri xeelad kale.

January 19, 2023

yaxyeyeebaash

class="content__text" Balanbaalisyahay Ahaantaadu bili Burji weeye sare, Isha kuu bugtaad Farxad buuxisaa, Kal boqool walaac Hadba buur kortaad Deggenaan bartoo Ninkaad baal jirtaa Wuu badhaadhayaa! Indho buuxiyaay Ballan oofiyaay Idillood bilcaan Midhka lala baxaay Qof bishiishin iyo Basar lagu korshaay Buundada kalgacal Boqol tii heshaay Waxaan biishadaa Bidhaantaada oo Waxaan baarigaa Barqadaan ku helay

January 19, 2023

yaxyeyeebaash

class="content__text" Lixda dhakhtar ee duninda ugu wanaagsan; qorraxda, biyaha, nasashada, hawada iyo jimicsiga.

January 19, 2023

yaxyeyeebaash

class="content__text" Djibouti!

January 19, 2023

yaxyeyeebaash

class="content__text" Dad badan ayaa waxay isku qaldaan ixtiraamka iyo ka baqashada. Dadkaasi waxa ay badanka u barteen in lagu qayliyo, la canaanto ama go'aan laga qaato judhaba. Haddii se aad siiso astaamo ixtiraam muujinaya adiga oo u sheegaya in aanad raalli ka ahayn, waxa ay u qaadanayaan in aad ka baqanayso ama ay qummanyihiin. Dadka caynkaas ihi aakhirka waxay ka tagaan goob kasta iyaga oo dadka isdilay oo si xun loo eryay. Fadlan akhriso oo dhugmo u yeelo falalka dahsoon, qaab u hadalka iyo erey xulashada qofka aad la shaqaynayso ama u shaqaynayso. Shaahadadda aad sidato, suudhka aad xidhantahay iyo 'title-ku' dawo uma aha dammiinnimada iyo dhegweynnimada. Website: www.yeebaash.com #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

October 19, 2022

yaxyeyeebaash

class="content__text" Nin ama gabadh ay labadiisa ayeeyo mid ka mid ah isa soo gaadheen ayaa nasiib leh. Ayeeyo iyo awoowo waxa ay summad u yihiin gobonimada jiilasheennii hore.

October 19, 2022

yaxyeyeebaash

class="content__text" Allow aanan ruux u baahan Website: www.yeebaash.com Whatsapp: +252634060458 #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

October 19, 2022

yaxyeyeebaash

class="content__text" Naf baad tahay igu jirtee Miyaan kaa niyadjabaa? Website: www.yeebaash.com Whatsapp: +252634060458 #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

October 19, 2022

yaxyeyeebaash

class="content__text" Ku xeer dad ilaashadoon Ka xagan beerkiyo wadnaha Whatsapp : +252634060468 #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

October 19, 2022

yaxyeyeebaash

class="content__text" Aan sifayno laabaha. #reel #gabay #maanso #yaxyeyeebaash #hees #sirtanolosha #soomali #video #lyrics

October 19, 2022

Similar accounts

natgeo

284.3m followers

@natgeo
iamcardib

169.3m followers

@iamcardib
ddlovato

157.4m followers

@ddlovato
realmadrid

152.8m followers

@realmadrid
chrisbrownofficial

145.3m followers

@chrisbrownofficial
fcbarcelona

125.6m followers

@fcbarcelona
championsleague

113.4m followers

@championsleague
gal_gadot

109.3m followers

@gal_gadot
sooyaaa__

77.4m followers

@sooyaaa__
premierleague

72.7m followers

@premierleague
theweeknd

71.7m followers

@theweeknd
urvashirautela

70.3m followers

@urvashirautela

Disclaimer

The data provides is not authorized by TikTok. We are not an official partner of TikTok.

Use of materials from the resource is permitted only with a link to our resource.

Copyright © 2024 insiflow.com