@yaxyeyeebaash

Yaxye Yeebaash

Unknown
class="content__text"
  Dad badan ayaa waxay isku qaldaan ixtiraamka iyo ka baqashada. Dadkaasi waxa ay badanka u barteen in lagu qayliyo, la canaanto ama go'aan laga qaato judhaba. Haddii se aad siiso astaamo ixtiraam muujinaya adiga oo u sheegaya in aanad raalli ka ahayn, waxa ay u qaadanayaan in aad ka baqanayso ama ay qummanyihiin. Dadka caynkaas ihi aakhirka waxay ka tagaan goob kasta iyaga oo dadka isdilay oo si xun loo eryay. 

Fadlan akhriso oo dhugmo u yeelo falalka dahsoon, qaab u hadalka iyo erey xulashada qofka aad la shaqaynayso ama u shaqaynayso. Shaahadadda aad sidato, suudhka aad xidhantahay iyo 'title-ku' dawo uma aha dammiinnimada iyo dhegweynnimada. 

Website: www.yeebaash.com

 #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

class="content__text" Dad badan ayaa waxay isku qaldaan ixtiraamka iyo ka baqashada. Dadkaasi waxa ay badanka u barteen in lagu qayliyo, la canaanto ama go'aan laga qaato judhaba. Haddii se aad siiso astaamo ixtiraam muujinaya adiga oo u sheegaya in aanad raalli ka ahayn, waxa ay u qaadanayaan in aad ka baqanayso ama ay qummanyihiin. Dadka caynkaas ihi aakhirka waxay ka tagaan goob kasta iyaga oo dadka isdilay oo si xun loo eryay. Fadlan akhriso oo dhugmo u yeelo falalka dahsoon, qaab u hadalka iyo erey xulashada qofka aad la shaqaynayso ama u shaqaynayso. Shaahadadda aad sidato, suudhka aad xidhantahay iyo 'title-ku' dawo uma aha dammiinnimada iyo dhegweynnimada. Website: www.yeebaash.com #yeebaash #yaxyeyeebaash #yaxye #abwaan #halabuur #suugaan #hees #gabay #lyrics #somali #somalia #hargeisa #hargeysa #mogadisgu #muqdisho #soomaali

October 19, 2022

Disclaimer

The data provides is not authorized by TikTok. We are not an official partner of TikTok.

Use of materials from the resource is permitted only with a link to our resource.

Copyright © 2024 insiflow.com