@abdirahmansomali

A B D I • O M A R

Unknown

Instagram posts and videos uploaded by abdirahmansomali

abdirahmansomali

class="content__text" Hagia Sophia (Aaya Sofia) waxaaa dhismihiisa bilaabay boqortooyadii Romanka,hase ahaatee 537 dii ayaa waxa ka qabsaday magaaladan oo la odhan jiray wakhtigaas Constantinople (Istanbuul) Giriigga waxana dhismahan laga dhigay Kiniisad Orthodox ah. 1534 tii ayaa Ciidamo uu hoggaaminayay Maxamed al-Fatix oo ka socda Dowladii Cusmaniyiinta ay xoog ku qabdsadeen Magaaladii Constantinople oo imikana ah Istanbuul waxayna Cusmaaniyiintii u bedeleen dhismahan masaajid muddo 500 oo sano ah ayuu ahaa masaajid. Markii uu xukunka qabsaday Madaxweynihii Cilmaniga ahaa ee Mustafa Kamaal Attaturki waxa uu xidhay Aagga uu Masaajidku ku yaallo wuxuuna 1934 tii ka dhigay Madxaf lagu kaydiyo agabka taariikhiga ah isagoo ku raalli gelinayay dadka Kiristanka ah. Arrintaasi waxay istanbuul oo kolkeedii horeba ahayd xadka kala qaybiya Qaaradaha Aasiya iyo Yurub ka dhigtay xarun loo dalxiis tago, waxana Hagia Sophia gacanku hayntiisa la wareegay haayadda dhaqanka u qaabilsan qaramada midoobay ee UNESCO, Hagia Sophia Wuxuu ahaa madxaf ay UNESCO maamusho mudo 86 sano ah. Bishii July Ee sanadii 2020 ayaa Maxkamada sare ee dalka Turkigu xukuntay in dib loogu celiyo dhismahan markale Masaajidkii uu markii hore ahaa si loogu cibaadaysto, Araintaas oo aad u farxad galisay dhamaan muslimiinta Caalamka aadna loogu amaanay madaxwayne Recep Tayyip Erdoğan. Farxad bay ii ahayd inaan soo booqdo Goobtan Taariikhiga ah – jimce iyo Ramadaan wanaagsan soomaali maxamed. 📸 @abdulazizoow 🙏🏾 #hagiasophia #istanbul #türkiye #history #islam #tourist #muslim #somali #africa #uk #london

March 24, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" WIth Lagend @cantoobo

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text"@internationalsomaliawards #ISA23

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" Hambalyo Hambalyo Hambalyo. Waxaan hambalyo Meher halka uga dirayaa walaal qiimo badan Abdirahman Omar Ahmed ( Daa'uus) iyo dumaashi Mumtas Fuad Abdirahman oo meherkoodu ka dhacay London 18/03/23. Arooskii qarniga iyo Noqda kii qarniga xiga, barakooba oo liibaana. Aamiin Aamiin @iam_daauus

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text"@internationalsomaliawards #ISA23

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text"@internationalsomaliawards #ISA23

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" With Ustaad Maxamed Xasan Xuseen ( Lafoole ) @internationalsomaliawards #ISA23

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" #ISA23 @International Somali Awards Istanbul Turkey

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" With @adammatanc #ISA23 @internationalsomaliawards

March 21, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" Dhawaan waxaan daahfuri doonaa si rasmi ah @triplea__studio oo ah Studio Cusub oo aan u qalabaynay qaab casriya oo ay ka heli doonaan dhamaan adeegyada farsamo iyo warbaahineed ee ay u baahan yihiin. We will officially launch 🚀 soon @triplea__studio , a New Studio that we have equipped in a modern way where you will have all the technical and media services you need. @triplea__studio Coming Soon... #poscast #studio

March 07, 2023

abdirahmansomali

class="content__text" Furitaankii Somali Week Uk @kaydsomaliarts #SWF22

October 28, 2022

abdirahmansomali

class="content__text" Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad doonto Saaxiib kal furan weeye Sunto fara-ku-hayntiisa Weligaa ha sii deynin

October 28, 2022

Similar accounts

natgeo

284.3m followers

@natgeo
iamcardib

169.3m followers

@iamcardib
ddlovato

157.4m followers

@ddlovato
realmadrid

152.8m followers

@realmadrid
chrisbrownofficial

145.3m followers

@chrisbrownofficial
fcbarcelona

125.6m followers

@fcbarcelona
championsleague

113.4m followers

@championsleague
gal_gadot

109.3m followers

@gal_gadot
sooyaaa__

77.4m followers

@sooyaaa__
premierleague

72.7m followers

@premierleague
theweeknd

71.7m followers

@theweeknd
urvashirautela

70.3m followers

@urvashirautela

Disclaimer

The data provides is not authorized by TikTok. We are not an official partner of TikTok.

Use of materials from the resource is permitted only with a link to our resource.

Copyright © 2024 insiflow.com